Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

heemaal

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhiil la culay oo caano lagu garooriyey marka laga shubo murudka ku hara. 2. Qaab wanaagsan oo wax leeyihiin. 3. (-lo, m.dh) Agagaar.

Erayo la-mid ah

heemaar1. Budo yar oo lagu bitiyo subag la shiilayo si xantadu hoos…heemaariWax heensasho.heemaarsashold heemaarsad, heemaarsi.heemaarso1. Wax heensasho. 2. Wax dufan ka qaadasho.heemi1. Wax ilaa dhibicda ugu dambaysa cabbid; gorori. 2. Wax hee…heemoIllin ama duuf aan layska tirin.heemo1. Degid isu diyaarin. 2. Ku h.: wax ku soo uruurid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms