Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

heemaar

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Budo yar oo lagu bitiyo subag la shiilayo si xantadu hoos u degto. 2. Heerka uu sameeyo dareere weel ku jira. 3. Hoore yar oo weel salkii ku jira.

Erayo la-mid ah

heemaal1. Dhiil la culay oo caano lagu garooriyey marka laga shubo …heemaariWax heensasho.heemaarsashold heemaarsad, heemaarsi.heemaarso1. Wax heensasho. 2. Wax dufan ka qaadasho.heemi1. Wax ilaa dhibicda ugu dambaysa cabbid; gorori. 2. Wax hee…heemoIllin ama duuf aan layska tirin.heemo1. Degid isu diyaarin. 2. Ku h.: wax ku soo uruurid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms