Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

heello

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Nooc heesaha jacaylka ah ka mid ah oo waayadii hore la qaadi jirey.

Erayo la-mid ah

heel1. Meel, ood, buuro iwm ay ku wareegsanyihiin. 2. Agagaar.heelHoore yar oo weel salkiisa ku haray.heelad1. Sabo. 2. Buur dhaadhaceed oo gabbaad laga dhigto. 3. ld h…heelashold heelad.heeliMiraha higlaha oo bislaaday.heellan1. Qof wax u dhega nugul ahaansho. 2. Qof wax u diyaar ah ah…heellanaanld heellanaansho, helloonaan, helloonaan-sho.heellanaansho/dh ld heellanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms