Qaamuuska Asalka
heeli
MagacLafdheeri
Macnaha
Miraha higlaha oo bislaaday.
Erayo la-mid ah
heel1. Meel, ood, buuro iwm ay ku wareegsanyihiin. 2. Agagaar.heelHoore yar oo weel salkiisa ku haray.heelad1. Sabo. 2. Buur dhaadhaceed oo gabbaad laga dhigto. 3. ld h…heelashold heelad.heellan1. Qof wax u dhega nugul ahaansho. 2. Qof wax u diyaar ah ah…heellanaanld heellanaansho, helloonaan, helloonaan-sho.heellanaansho/dh ld heellanaan.heelloNooc heesaha jacaylka ah ka mid ah oo waayadii hore la qaadi…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
