Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

heelad

(-dyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Sabo. 2. Buur dhaadhaceed oo gabbaad laga dhigto. 3. ld heelasho.

Erayo la-mid ah

heel1. Meel, ood, buuro iwm ay ku wareegsanyihiin. 2. Agagaar.heelHoore yar oo weel salkiisa ku haray.heelashold heelad.heeliMiraha higlaha oo bislaaday.heellan1. Qof wax u dhega nugul ahaansho. 2. Qof wax u diyaar ah ah…heellanaanld heellanaansho, helloonaan, helloonaan-sho.heellanaansho/dh ld heellanaan.heelloNooc heesaha jacaylka ah ka mid ah oo waayadii hore la qaadi…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms