Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

haruubqori

(-iyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Weel qori ka samaysan, dabool leh oo caanaha lagu kaydiyo. 2. Haruub qori la qoray ka samaysan.

Erayo la-mid ah

haruub1. Daboolka haanta ama dhiisha. 2. Weelcaanoodka aan daboolk…haruubgaalHaruub weyn oo geela lagu liso.haruurNooc dalagga la beerto ka mid ah, la cuno, oo leh bal, sabuu…haruurBari idaad oo subaggii la shiilay; shariir; shaxaroor.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms