Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

haruub

(-bbo/byo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Daboolka haanta ama dhiisha. 2. Weelcaanoodka aan daboolka lahayn.

Erayo la-mid ah

haruubgaalHaruub weyn oo geela lagu liso.haruubqoriWeel qori ka samaysan, dabool leh oo caanaha lagu kaydiyo. 2…haruurNooc dalagga la beerto ka mid ah, la cuno, oo leh bal, sabuu…haruurBari idaad oo subaggii la shiilay; shariir; shaxaroor.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms