Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

haruubgaal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Haruub weyn oo geela lagu liso.

Erayo la-mid ah

haruub1. Daboolka haanta ama dhiisha. 2. Weelcaanoodka aan daboolk…haruubqoriWeel qori ka samaysan, dabool leh oo caanaha lagu kaydiyo. 2…haruurNooc dalagga la beerto ka mid ah, la cuno, oo leh bal, sabuu…haruurBari idaad oo subaggii la shiilay; shariir; shaxaroor.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms