Qaamuuska Asalka
harraatir
MagacLafdheeri
Macnaha
Wax yar oo harraadka bi'iya.
Erayo la-mid ah
harraadBaahi biyo loo qabo.harraadBiyo u baahasho.harraadan1. Wax harraad hayo ahaansho. 2. U h.: Wax, wax aad u jecel …harraadbeelCabidda la cabo wax oonka bi'iya.harraadbeelWax harraad ku ba'ayo cabbid.harraadiNafley harraad badid.harraadnaanld harraadnaansho, harraadsanaan, harraadsanaansho.harraadnaansho/dh ld harraadnaan.

