Qaamuuska Asalka
harraad
MagacLafdheeri
Macnaha
Baahi biyo loo qabo.
Erayo la-mid ah
harraadan1. Wax harraad hayo ahaansho. 2. U h.: Wax, wax aad u jecel …harraadbeelCabidda la cabo wax oonka bi'iya.harraadbeelWax harraad ku ba'ayo cabbid.harraadiNafley harraad badid.harraadnaanld harraadnaansho, harraadsanaan, harraadsanaansho.harraadnaansho/dh ld harraadnaan.harraadsanaansho/dh ld harraadnaan.harraadtirNafley wax harraad ka bi'iya siin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
