Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

harraadbeel

MagacLafdheeri

Macnaha

Cabidda la cabo wax oonka bi'iya.

Erayo la-mid ah

harraadBaahi biyo loo qabo.harraadBiyo u baahasho.harraadan1. Wax harraad hayo ahaansho. 2. U h.: Wax, wax aad u jecel …harraadiNafley harraad badid.harraadnaanld harraadnaansho, harraadsanaan, harraadsanaansho.harraadnaansho/dh ld harraadnaan.harraadsanaansho/dh ld harraadnaan.harraadtirNafley wax harraad ka bi'iya siin.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms