Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ham

MagacDhexdhexaadshr

Macnaha

H. dheh/ h. siin: cod lagu muujiyo cantuugo aad u weyn samayn.

Erayo la-mid ah

hamaanMushkilo xallinteeda kari waayid. ld hamaanso (3).hamaanNin naxariis daran oo xalaal iyo xaaraan isugu mid tahay. ld…hamaanidld hamaan-sad, hamaansasho, hamaansi.hamaansad; hamaa-nid.hamaansashold Hamaansi; hamaanid.hamaanso1. Hurdo ama caajis awgiis af la kala qaadid. 2. Naftii baa …hamadayDhaxan aad u badan oo markay timaado geedaha qalajisa. ld ha…hamag1. ld amag. 2. (sh.r) Cod lagu muujiyo dhicitaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms