Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hamaday

(-yo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Dhaxan aad u badan oo markay timaado geedaha qalajisa. ld haamadday.

Erayo la-mid ah

hamaanNin naxariis daran oo xalaal iyo xaaraan isugu mid tahay. ld…hamaanMushkilo xallinteeda kari waayid. ld hamaanso (3).hamaanidld hamaan-sad, hamaansasho, hamaansi.hamaansad; hamaa-nid.hamaansashold Hamaansi; hamaanid.hamaanso1. Hurdo ama caajis awgiis af la kala qaadid. 2. Naftii baa …hamag1. ld amag. 2. (sh.r) Cod lagu muujiyo dhicitaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms