Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hamaanso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

1. Hurdo ama caajis awgiis af la kala qaadid. 2. Naftii baa ka h. satay: wuu dhintay. 3. ld hamaan².

Erayo la-mid ah

hamaanNin naxariis daran oo xalaal iyo xaaraan isugu mid tahay. ld…hamaanMushkilo xallinteeda kari waayid. ld hamaanso (3).hamaanidld hamaan-sad, hamaansasho, hamaansi.hamaansad; hamaa-nid.hamaansashold Hamaansi; hamaanid.hamadayDhaxan aad u badan oo markay timaado geedaha qalajisa. ld ha…hamag1. ld amag. 2. (sh.r) Cod lagu muujiyo dhicitaan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms