Qaamuuska Asalka
halaq
(-qyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xamaaratada inta bogga ku socota sida maska, goodka iwm. 2. Nooc ka mid ah masaska. 3. Jinni.
Erayo la-mid ah
halaagWax baaba' ka dhigid. ld halaaji, hallig².halaag1. Baaba'; le'asho. 2. ld halaagid.halaaganWax baaba'ay noqosho. ld halligan¹.halaaganWax baaba'ay ahaansho. ld halligan².halaagidld halaag¹ (2), halaajin, halaajis, hallig¹, hallighalaagmidld halligmid.halaagnaanld halaagnaansho, hallignaan, hallignaan-sho.halaagnaansho/dh ld halaagnaan.

