Qaamuuska Asalka
halaag
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Baaba'; le'asho. 2. ld halaagid.
Erayo la-mid ah
halaaganWax baaba'ay ahaansho. ld halligan².halaaganWax baaba'ay noqosho. ld halligan¹.halaagidld halaag¹ (2), halaajin, halaajis, hallig¹, hallighalaagmidld halligmid.halaagnaanld halaagnaansho, hallignaan, hallignaan-sho.halaagnaansho/dh ld halaagnaan.halaalacWax dhalaal badan bixin.halaalacH. ah: dhalaal badan oo ka soo baxa wax aad u iftiimaya; dha…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
