Qaamuuska Asalka
halaagan
(-gmay, -gantay; -gmi)Falmg1
Macnaha
Wax baaba'ay noqosho. ld halligan¹.
Erayo la-mid ah
halaagWax baaba' ka dhigid. ld halaaji, hallig².halaag1. Baaba'; le'asho. 2. ld halaagid.halaagidld halaag¹ (2), halaajin, halaajis, hallig¹, hallighalaagmidld halligmid.halaagnaanld halaagnaansho, hallignaan, hallignaan-sho.halaagnaansho/dh ld halaagnaan.halaalacWax dhalaal badan bixin.halaalacH. ah: dhalaal badan oo ka soo baxa wax aad u iftiimaya; dha…

