Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

habeen

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Waqtiga u dhexeeya kolka qarraxdu dhacdo iyo kolka ay soo baxayso. ld hameen.

Erayo la-mid ah

habe1. Weel aan biyaha ama caanaha si fiican u celin karin. 2. D…habeeH./isku h.: wax kala daadsan ama aan nidaamsanayn isku duwid…habeedRaadka kaadida geelu lugihiisa dambe ku reebto.habeediIsku h.: geel kaadi isku daadin.habeedinld habeedis.habeen-firfircooneNoolayaasha firfircoon habeenkii; xayawaanka noocan ahi wuxu…habeenbarBartamaha habeenka.habeendhax1. Safar habeen lagu dhaxo. 2. Gunno yar oo la siiyo qof sha…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms