Qaamuuska Asalka
habe
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Weel aan biyaha ama caanaha si fiican u celin karin. 2. Dhulka ciiddiisu biyaha si sahlan u sii deyso.
Erayo la-mid ah
habeeH./isku h.: wax kala daadsan ama aan nidaamsanayn isku duwid…habeedRaadka kaadida geelu lugihiisa dambe ku reebto.habeediIsku h.: geel kaadi isku daadin.habeedinld habeedis.habeenWaqtiga u dhexeeya kolka qarraxdu dhacdo iyo kolka ay soo ba…habeen-firfircooneNoolayaasha firfircoon habeenkii; xayawaanka noocan ahi wuxu…habeenbarBartamaha habeenka.habeendhax1. Safar habeen lagu dhaxo. 2. Gunno yar oo la siiyo qof sha…

