Qaamuuska Asalka
habee
(-beeyay, -baysay)Falg2
Macnaha
H./isku h.: wax kala daadsan ama aan nidaamsanayn isku duwid.
Erayo la-mid ah
habe1. Weel aan biyaha ama caanaha si fiican u celin karin. 2. D…habeedRaadka kaadida geelu lugihiisa dambe ku reebto.habeediIsku h.: geel kaadi isku daadin.habeedinld habeedis.habeenWaqtiga u dhexeeya kolka qarraxdu dhacdo iyo kolka ay soo ba…habeen-firfircooneNoolayaasha firfircoon habeenkii; xayawaanka noocan ahi wuxu…habeenbarBartamaha habeenka.habeendhax1. Safar habeen lagu dhaxo. 2. Gunno yar oo la siiyo qof sha…

