Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hab

(-bab, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Sida wax loo qabto ama loo sameeyo. 2. Caano ama biyo aan badnayn oo loogu talaggalay in carruurta la siiyo. 3. ld habid.

Erayo la-mid ah

hab-farsamadeed1. Hab gaar ee wax qabad, badanaa hab la xiriira xirfad gaca…hab-kulxidhHab kul daynaa-mikaad oo dhaca ama dhammaysyirma iyada oo aa…hab4/mg1 (-bay, -btay) 1. (f.g) Ilmo dhashay caano ama biyo ku q…habaabH. ah: dabinkabood; lumid. ld habow¹ (2).habaabiQof marinka toosan ka weecin.habaabidld habow¹.habaabinld habaabis.habaarDhibaato cid Eebbe looga baryo.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms