Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

guube

MagacLafdheeri

Macnaha

Xuub weyn xab ka buuxo oo ka soo horreeya ilmaha dhalashadiisa (geel). ld gube.

Erayo la-mid ah

guubaabiCid inay wax ku tallaabsato ku boorin.guubaabinld guu-baabo.guubaaboHadal loo jeediyo cid la rabo inay arrin ku tallaabsato. ld …guubiHal dhalaysa guube keenidguubinld guubis.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms