Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

guubaabo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Hadal loo jeediyo cid la rabo inay arrin ku tallaabsato. ld guubaabin.

Erayo la-mid ah

guubaabiCid inay wax ku tallaabsato ku boorin.guubaabinld guu-baabo.guubeXuub weyn xab ka buuxo oo ka soo horreeya ilmaha dhalashadii…guubiHal dhalaysa guube keenidguubinld guubis.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms