Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

guubaabi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Cid inay wax ku tallaabsato ku boorin.

Erayo la-mid ah

guubaabinld guu-baabo.guubaaboHadal loo jeediyo cid la rabo inay arrin ku tallaabsato. ld …guubeXuub weyn xab ka buuxo oo ka soo horreeya ilmaha dhalashadii…guubiHal dhalaysa guube keenidguubinld guubis.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms