Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gurdowalaaq

MagacLafdheeri

Macnaha

Orgi aan gaarin da'dii uu riyaha ku rimin lahaa.

Erayo la-mid ah

gurdamidld gurdan¹.gurdan1. Sharqanta ka yeerta orodka fardaha iwm. 2. ld gurdamid.gurdanFardo iwm gurdan samayn.gurdanraacG. ah: raacidda wax ordaya la raaco iyadoo aan la hubsan.gurdanraacIyadoo aan la hubsan wax ordaya raacid.gurdowalaaqnimoGurdowalaaq ahaansho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms