Qaamuuska Asalka
gurdamid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld gurdan¹.
Erayo la-mid ah
gurdan1. Sharqanta ka yeerta orodka fardaha iwm. 2. ld gurdamid.gurdanFardo iwm gurdan samayn.gurdanraacG. ah: raacidda wax ordaya la raaco iyadoo aan la hubsan.gurdanraacIyadoo aan la hubsan wax ordaya raacid.gurdowalaaqOrgi aan gaarin da'dii uu riyaha ku rimin lahaa.gurdowalaaqnimoGurdowalaaq ahaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
