Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gurdanraac

MagacLafdheerikh

Macnaha

G. ah: raacidda wax ordaya la raaco iyadoo aan la hubsan.

Erayo la-mid ah

gurdamidld gurdan¹.gurdan1. Sharqanta ka yeerta orodka fardaha iwm. 2. ld gurdamid.gurdanFardo iwm gurdan samayn.gurdowalaaqOrgi aan gaarin da'dii uu riyaha ku rimin lahaa.gurdowalaaqnimoGurdowalaaq ahaansho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms