Qaamuuska Asalka
gunto
FalGoobjoog
Macnaha
/mg3 (-taday, -tatay) 1. (f.g) Wax si loo xafido meel ku xirasho. 2. (f.mg) Maro sabarka ku xirasho. 3. (f.mg) U g.: hawl qabashadeeda isu diyaarin.
Erayo la-mid ah
guntan1. Xarig iwm wax la guntay noqosho. 2. Dhiig iwm wax fariist…guntan/mg4 (-naa, -nayd) 1. (f.g) Wax qaarka dambe maro uga xiran …guntanaanld guntanaansho.guntanaansho/dh ld guntanaan.guntaneBayd faal oo manjaha ka ah labo, saddexda hogood oo kalana m…gunti1. Marada raggu hoos ka qaato labadeeda duub oo yaryar oo ay…guntiU g.: cid maro hoos ugu xirid.guntiinoMaro ay haweenku xirtaan oo 4 yaardi ama ka badan ah.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
