Qaamuuska Asalka
guntan
(-amay, -antay; -ami)Falmg1
Macnaha
1. Xarig iwm wax la guntay noqosho. 2. Dhiig iwm wax fariistay noqosho.
Erayo la-mid ah
guntanaanld guntanaansho.guntanaansho/dh ld guntanaan.guntaneBayd faal oo manjaha ka ah labo, saddexda hogood oo kalana m…gunti1. Marada raggu hoos ka qaato labadeeda duub oo yaryar oo ay…guntiU g.: cid maro hoos ugu xirid.guntiinoMaro ay haweenku xirtaan oo 4 yaardi ama ka badan ah.guntin1. eeg gunti. 2. In yar oo maro ama wax kale ah oo meel ku x…guntin-dareen(c.nafl.) Nud dareenwade isku cufan oo ka kooban unugyo jidh…

