Qaamuuska Asalka
gunti
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Marada raggu hoos ka qaato labadeeda duub oo yaryar oo ay ku leedahay la simaadka labada fiiq oo miskaha. 2. Hab go'yaasha dharka raggu u xirto.
Erayo la-mid ah
guntan1. Xarig iwm wax la guntay noqosho. 2. Dhiig iwm wax fariist…guntan/mg4 (-naa, -nayd) 1. (f.g) Wax qaarka dambe maro uga xiran …guntanaanld guntanaansho.guntanaansho/dh ld guntanaan.guntaneBayd faal oo manjaha ka ah labo, saddexda hogood oo kalana m…guntiinoMaro ay haweenku xirtaan oo 4 yaardi ama ka badan ah.guntin1. eeg gunti. 2. In yar oo maro ama wax kale ah oo meel ku x…guntin-dareen(c.nafl.) Nud dareenwade isku cufan oo ka kooban unugyo jidh…

