Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gundhigo

(-gtay, -gatay)
Falg3

Macnaha

Wax la biirsanayo ama la taransanayo intii ugu horreysey billaabid.

Erayo la-mid ah

gundhawCayayaan, salka hoose ka gooya geedka digirta iyo qaraha.gundhawr1. Bartamaha gaashaanka. 2. Xoogaa masaggo ah oo lagu reebo …gundhi1. ld gundhis. Bir yar oo caarad dhuuban iyo gawl leh oo kab…gundhiXarig, madax iwm si tartiib ah oo aan joogto ahayn u nuuxin.gundhigWax la biirinayo ama la tarminayo inta ugu horreysa oo laga …gundhigWax la biirinayo ama la tarminayo intooda ugu horreysa asaas…gundhigashold gundhigad.gundhinld gundhi¹ (2).
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms