Qaamuuska Asalka
gundhig
MagacLafdheeri
Macnaha
Wax la biirinayo ama la tarminayo inta ugu horreysa oo laga bilaabo; saldhig; raasamaal.
Erayo la-mid ah
gundhawCayayaan, salka hoose ka gooya geedka digirta iyo qaraha.gundhawr1. Bartamaha gaashaanka. 2. Xoogaa masaggo ah oo lagu reebo ā¦gundhi1. ld gundhis. Bir yar oo caarad dhuuban iyo gawl leh oo kabā¦gundhiXarig, madax iwm si tartiib ah oo aan joogto ahayn u nuuxin.gundhigashold gundhigad.gundhigoWax la biirsanayo ama la taransanayo intii ugu horreysey bilā¦gundhinld gundhi¹ (2).gundhisBir daab qori ah leh, afkana fantax ku leh oo wax lagu tolo.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
