Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gundhi

MagacLafdheeri

Macnaha

1. ld gundhis. Bir yar oo caarad dhuuban iyo gawl leh oo kabaha iwm lagu tolo. 2. ld gundhin.

Erayo la-mid ah

gundhawCayayaan, salka hoose ka gooya geedka digirta iyo qaraha.gundhawr1. Bartamaha gaashaanka. 2. Xoogaa masaggo ah oo lagu reebo …gundhigWax la biirinayo ama la tarminayo inta ugu horreysa oo laga …gundhigWax la biirinayo ama la tarminayo intooda ugu horreysa asaas…gundhigashold gundhigad.gundhigoWax la biirsanayo ama la taransanayo intii ugu horreysey bil…gundhinld gundhi¹ (2).gundhisBir daab qori ah leh, afkana fantax ku leh oo wax lagu tolo.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms