Qaamuuska Asalka
gunaanadnaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld gunaanad- naan.
Erayo la-mid ah
gunaadNabar kor ka biskooday oo hoos ka jirran.gunaadsanDhaawac wax hoos ka buka ahaansho.gunaadsanaanld gunaadsanaansho.gunaadsanaansho/dh ld gunaadsanaan.gunaanad1. Dhammaystiridda wax la dhamaystiro. 2. ld gunaanadid.gunaanad1. Qof dhimanaya quraan ku akhriyid. 2. Dood iwm dhammaystir…gunaanadanWax la gunaanday ahaansho.gunaanadidld gunaanad¹ (2).

