Qaamuuska Asalka
gunaanadan
(-dnaa, -dnayd)Falmg4
Macnaha
Wax la gunaanday ahaansho.
Erayo la-mid ah
gunaadNabar kor ka biskooday oo hoos ka jirran.gunaadsanDhaawac wax hoos ka buka ahaansho.gunaadsanaanld gunaadsanaansho.gunaadsanaansho/dh ld gunaadsanaan.gunaanad1. Dhammaystiridda wax la dhamaystiro. 2. ld gunaanadid.gunaanad1. Qof dhimanaya quraan ku akhriyid. 2. Dood iwm dhammaystir…gunaanadidld gunaanad¹ (2).gunaanadnaanld gunaanadnaansho.

