Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gunaanadid

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld gunaanad¹ (2).

Erayo la-mid ah

gunaadNabar kor ka biskooday oo hoos ka jirran.gunaadsanDhaawac wax hoos ka buka ahaansho.gunaadsanaanld gunaadsanaansho.gunaadsanaansho/dh ld gunaadsanaan.gunaanad1. Dhammaystiridda wax la dhamaystiro. 2. ld gunaanadid.gunaanad1. Qof dhimanaya quraan ku akhriyid. 2. Dood iwm dhammaystir…gunaanadanWax la gunaanday ahaansho.gunaanadnaanld gunaanadnaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms