Qaamuuska Asalka
gumar
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh Geedgaab qodax, mayrax, xabag iyo miro leh oo ka mid ah dhirta daawada leh.
Erayo la-mid ah
gumaad1. Baabi'inta wax la baabi'iyo. 2. ld gumaadid.gumaadWax baabi'in.gumaadidld gumaad¹ (2).gumaar1. Halka bisqintu ka baxdo oo xubnaha taranka ee dadka ka sa…gumaax1. Bir aan af ama caarad dhuuban lahayn. 2. ld gumaaxid.gumaaxBir wax aan af ama caarad dhuuban lahayn ka dhigid.gumaaxanWax gumaaxmay noqosho.gumaaxanWax la gumaaxay ahaansho.

