Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gumaar

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Halka bisqintu ka baxdo oo xubnaha taranka ee dadka ka sarreysa. 2. (-rro, m.dh) Dhaawac dab oo biskooday.

Erayo la-mid ah

gumaad1. Baabi'inta wax la baabi'iyo. 2. ld gumaadid.gumaadWax baabi'in.gumaadidld gumaad¹ (2).gumaax1. Bir aan af ama caarad dhuuban lahayn. 2. ld gumaaxid.gumaaxBir wax aan af ama caarad dhuuban lahayn ka dhigid.gumaaxanWax gumaaxmay noqosho.gumaaxanWax la gumaaxay ahaansho.gumaaxidld gumaax¹ (2).
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms