Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gumaax

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Bir aan af ama caarad dhuuban lahayn. 2. ld gumaaxid.

Erayo la-mid ah

gumaad1. Baabi'inta wax la baabi'iyo. 2. ld gumaadid.gumaadWax baabi'in.gumaadidld gumaad¹ (2).gumaar1. Halka bisqintu ka baxdo oo xubnaha taranka ee dadka ka sa…gumaaxanWax gumaaxmay noqosho.gumaaxanWax la gumaaxay ahaansho.gumaaxidld gumaax¹ (2).gumaaxnaanld gumaaxnaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms