Qaamuuska Asalka
goosgoos
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Ereyo ama dood laba qof isdhafsato. 2. (riw.) Maadeys gaaban oo aan duluc keliya ka hadleyn ee arrima dhawr ah midba la soo bandhigo. 3. ld googgoos.
Erayo la-mid ah
goosNooc ka mid ah banaatiikhdii waayadii hore faransiisku samay…goosaarnaansho/dh ld koosaarnaan.goosad1. Koox ari ah oo lumay. 2. ld goosasho.goosan1. Koox ari ah oo luntay. 2. Koox aan badnayn oo ciidan ah.goosanQayb ari soofay ka mid ah lumid.goosaradTimir 25 kiilo ah oo callaal, jawaan iwm ku jirta. ld koosar…goosashold goosad (2), goosi.goosato1. Kasoobax weyn oo meesha uu ka soo baxo gooya. 2. Cambaarm…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
