Qaamuuska Asalka
goosasho
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld goosad (2), goosi.
Erayo la-mid ah
goosNooc ka mid ah banaatiikhdii waayadii hore faransiisku samay…goosaarnaansho/dh ld koosaarnaan.goosad1. Koox ari ah oo lumay. 2. ld goosasho.goosan1. Koox ari ah oo luntay. 2. Koox aan badnayn oo ciidan ah.goosanQayb ari soofay ka mid ah lumid.goosaradTimir 25 kiilo ah oo callaal, jawaan iwm ku jirta. ld koosar…goosato1. Kasoobax weyn oo meesha uu ka soo baxo gooya. 2. Cambaarm…goosatoGeed weyn oo aan qodax lahayn oo dhala miro macaan oo la cun…

