Qaamuuska Asalka
goosan
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Koox ari ah oo luntay. 2. Koox aan badnayn oo ciidan ah.
Erayo la-mid ah
goosNooc ka mid ah banaatiikhdii waayadii hore faransiisku samay…goosaarnaansho/dh ld koosaarnaan.goosad1. Koox ari ah oo lumay. 2. ld goosasho.goosaradTimir 25 kiilo ah oo callaal, jawaan iwm ku jirta. ld koosar…goosashold goosad (2), goosi.goosato1. Kasoobax weyn oo meesha uu ka soo baxo gooya. 2. Cambaarm…goosatoGeed weyn oo aan qodax lahayn oo dhala miro macaan oo la cun…goosgoos1. Ereyo ama dood laba qof isdhafsato. 2. (riw.) Maadeys gaa…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
