Qaamuuska Asalka
goonjab
MagacLafdheeri
Macnaha
Xanuun dhafoorka aad u xanuujiya. ld goonjebshe.
Erayo la-mid ah
goon1. Bari yar, miraha galleyda le'eg; qolof khafiif leh, la cu…goonDalool, kiish ama qanjir dhacaan soo sara, sida daloolka ugx…goonBuuro dhagax ah oo badaha dhexdooda iyo xeebaha ku yaal; sha…gooni1. g: ah: meel gaar ah. 2. (fk) Wax keligii ah. ld goonni.gooniKa g.: wax badhiisa ka duwan ahaansho.gooni-u-goosashoKa goosasho koox, ama gobol uu ka goosto kooxdii ka weynayd …gooniddaaqG. ah: neef xoolo ah ama ugaar oo kelidiis gaar u daaqa.goonnibbaarWax toogashada lagu barto. ld goolobbaar¹.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
