Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gooni-u-goosasho

(siyaa.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Ka goosasho koox, ama gobol uu ka goosto kooxdii ka weynayd ama waddan marka la kala qeybiyo sidii hore uu ahaa, ama uu ka go'a koox.

Erayo la-mid ah

goon1. Bari yar, miraha galleyda le'eg; qolof khafiif leh, la cu…goonDalool, kiish ama qanjir dhacaan soo sara, sida daloolka ugx…goonBuuro dhagax ah oo badaha dhexdooda iyo xeebaha ku yaal; sha…gooni1. g: ah: meel gaar ah. 2. (fk) Wax keligii ah. ld goonni.gooniKa g.: wax badhiisa ka duwan ahaansho.gooniddaaqG. ah: neef xoolo ah ama ugaar oo kelidiis gaar u daaqa.goonjabXanuun dhafoorka aad u xanuujiya. ld goonjebshe.goonnibbaarWax toogashada lagu barto. ld goolobbaar¹.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms