Qaamuuska Asalka
goon
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Bari yar, miraha galleyda le'eg; qolof khafiif leh, la cuno, oo dhulka laga qoto. 2. (-ooman, m.l) Dhafoor. 3. (-nyo, m.l) Dhinac.
Erayo la-mid ah
gooni1. g: ah: meel gaar ah. 2. (fk) Wax keligii ah. ld goonni.gooniKa g.: wax badhiisa ka duwan ahaansho.gooni-u-goosashoKa goosasho koox, ama gobol uu ka goosto kooxdii ka weynayd …gooniddaaqG. ah: neef xoolo ah ama ugaar oo kelidiis gaar u daaqa.goonjabXanuun dhafoorka aad u xanuujiya. ld goonjebshe.goonnibbaarWax toogashada lagu barto. ld goolobbaar¹.goonnibbaarWax xabbad ku ridid. ld goolibbaar².goonnibbaaridgoonibbaar². ld goolibbaarid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
