Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

googgarad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Maro hoosaad duluc leh dheer oo dumarku qaarka dambe ku xirtaan. ld gorgorad.

Erayo la-mid ah

googgaaErey la sheegayo markaas googgaale la bandhiggi rabo.googgaaleHalxiraale da'yartu isku maaweeliso, oo ay isku xujeeyaan sh…googgaaleysashold googgaaleysad, googgaaleysi.googgaaleysoGoogaa-leysi ciyaarid.googgaradeeGooggarad ka dhigid (maro).googgo'1. Wax cad-cad aan is haysan noqday. 2. Lacag sarrif ah oo y…googgo'Cad cad noqosho (wax).googgo'anWax cad cad u kala qeybsamay ahaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms