Qaamuuska Asalka
googgaa
ed
Macnaha
Erey la sheegayo markaas googgaale la bandhiggi rabo.
Erayo la-mid ah
googgaaleHalxiraale da'yartu isku maaweeliso, oo ay isku xujeeyaan sh…googgaaleysashold googgaaleysad, googgaaleysi.googgaaleysoGoogaa-leysi ciyaarid.googgaradMaro hoosaad duluc leh dheer oo dumarku qaarka dambe ku xirt…googgaradeeGooggarad ka dhigid (maro).googgo'1. Wax cad-cad aan is haysan noqday. 2. Lacag sarrif ah oo y…googgo'Cad cad noqosho (wax).googgo'anWax cad cad u kala qeybsamay ahaansho.

