Qaamuuska Asalka
googgaale
MagacLafdheeri
Macnaha
Halxiraale da'yartu isku maaweeliso, oo ay isku xujeeyaan sheegidda macnaha sarbeebta ah.
Erayo la-mid ah
googgaaErey la sheegayo markaas googgaale la bandhiggi rabo.googgaaleysashold googgaaleysad, googgaaleysi.googgaaleysoGoogaa-leysi ciyaarid.googgaradMaro hoosaad duluc leh dheer oo dumarku qaarka dambe ku xirt…googgaradeeGooggarad ka dhigid (maro).googgo'1. Wax cad-cad aan is haysan noqday. 2. Lacag sarrif ah oo y…googgo'Cad cad noqosho (wax).googgo'anWax cad cad u kala qeybsamay ahaansho.

