Qaamuuska Asalka
goodile
(-layaal, ml/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Joodari; furaash.
Erayo la-mid ah
good1. Halaq midab guduud-xigeen iyo sun halis ah leh oo madaxa …goodaaddo1. Xammaarato qorratada u eg laakiin ka weyn, oo sun halis a…goodaliTol meyta xusaaya fadhiga uu jilib jilib u kala fadhiisto.gooddi1. Haddidaad. 2. (-iyo, m.dh) Dacal; dhinac.gooddi/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) U g.: hadal cabsigelin leh cid …gooddiyidld gooddin.goodir1. Ugaar weyn oo leh geeso dhaadheer oo marooqsan iyo diilli…goodircadMidab geel oo ah madow caddaan ku badan yahay
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
