Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

goodaaddo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Xammaarato qorratada u eg laakiin ka weyn, oo sun halis ah leh oo jilfaha iyo godadka gasha. 2. Laandheyr; siriq.

Erayo la-mid ah

good1. Halaq midab guduud-xigeen iyo sun halis ah leh oo madaxa …goodaliTol meyta xusaaya fadhiga uu jilib jilib u kala fadhiisto.gooddi1. Haddidaad. 2. (-iyo, m.dh) Dacal; dhinac.gooddi/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) U g.: hadal cabsigelin leh cid …gooddiyidld gooddin.goodileJoodari; furaash.goodir1. Ugaar weyn oo leh geeso dhaadheer oo marooqsan iyo diilli…goodircadMidab geel oo ah madow caddaan ku badan yahay
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms